Dhuusamareeb —
Wararka ka imanaya deegaanka Dhabbad ee maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dil uu ka dhacay xalay degaan u dhow halkaasi oo aan ka fogayn xuduudda Soomaaliya la leedahay Itoobiya.
Mamaul goboleedka Galmudug ayaa cambaareeyey dilkan.
Wararkii ugu dambeeyey ee dilkan waxaa warkan kasoo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Shan caruur ah oo lagu dilay deegaan ka tirsan Galmudug
Dhinaca kale weriyahayaga Cabdicasiis Barrow waxa uu ka waraystay Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan oo horey usoo qabtay xilal heer maamul goboleed iyo mid federaal, xogna ka helay sida ay wx u dhaceen, xiliganna ku sugan Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysiga Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan