Shacabka Jigjiga oo ka cabanaya burcad telefoonnada dafta
Jigjiga
Jigjiga —
Shacabka ku nool magaalada Jigjiga ayaa walaac xooggan ka muujinaya tuugada dafta telefoonnada gacanta iyo waxyaabaha kale ee dadweynuhu ay sitaan, kuwaas oo ay sheegeen in tiradoodu ay soo badatay.
Laamaha ammaanka ee magaalada Jigjiga ayaa ka hadlay dareenka shacabka, iyo tallaabooyinka ay qaadeen.
Weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa warbixintan ku eegaya.