Shacabka Baydhabo oo soo dhaweeyay dhismaha waddooyin laami ah

Baydhaba

Shacabka magaalada Baydhabo ayaa soo dhaweeyay dhismaha waddooyin laami ah oo laga dhisay qaar kamid ah xaafadaha magaalada, iyada oo isbaddal laga dareemay muuqaalka iyo bilicda xaafadaha waddooyinka laamiga lasaaray.

Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhismaha Jidadka Baydhabo