Shacabka Xudur oo billaabay abaabul ka dhan ah Al-Shabaab

Al-Shabab Al-Shabaab

Shacabka magaalada Xudur ayaa bilaabay abaabul ka dhan ah kooxda Al-shabaab, waxaana garoonka magaalada Xudur isugu soo baxay boqollaal shacab ah, kuwaas oo sheegay inay diyaar u yihiin inay la dagaallamaan maleeshiyada Al-shabaab.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixinta Baydhaba kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Kacdoonka Shacabka Xudur ee ka dhanka ah Al-shabaab.mp3