Boosaaso —
Dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Boosaaso ayaa in badan oo ka mid ah waxay sannadkan u xagaa baxeen deegaannada kale ee Puntland oo sannadkan ay roobab wanaagsan ka da’een barwaaqana ah.
Arrintani waxay hoos u dhigtay dhaq-dhaqaaqyadii ganacsiga ee suuqyada dharka iyo xoolaha nool ee magaaladda Boosaaso.
Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso kasoo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Shacab badan oo sannadkan ka xagaa baxay Boosaaso