Seychelles oo lagu Wareejinayo Burcad Badeed

Wadanka Jaziiradda Seychelles ayaa sheegay talaadadii shalay inuu aqbalay in lagu soo wareejiyo 15 burcad badeed Somali ah – oo gacanta ugu jiray ciidamada badda ee Mareykanka, si dacwado loogu qaado.

Warbixin arintaasi ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.