Saylici oo ka hadlay rabshadihii ka dhacay Boorama
Saylici
Boorama —
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici oo ku sugan magaalada Boorama ayaa ka hadlay rabshadihii dhowaan ka dhacay magaalada Boorama iyo weliba tabashooyinka ay shacabka ku nool magaaladaasi ay ka qabaan xukuumadda uu ka tirsan yahay.