Sarkaal sare oo lagu dilay qarax ka dhacay Afgooye

Buundada Afgooye

Qarax ka dhacay degmada Afgooye ayaa lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta ee degmadaas.

Sarkaalka ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Madoobe, waxaanu ahaa taliyaha rugta tadaamun ee ciidanka Daraawiishta ee Koonfur Galbeed ee deggan Afgooye.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warkan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Sarkaal sare oo lagu dilay qarax ka dhacay Afgooye