Saraakiil QM ka Socda oo Booqday Baydhabo

  • Abdulaziz Osman
Saraakiishan Baydhabo booqday ayaa sahan ku sameynaya sidii gargaar bani'aadaminimo loo gaarsiin lahaa gobolka, ururkii Al-Shabab ka dib

War arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.