Saraakiil Norway ah oo Somaliland Booqday

Saraakiil Norway ah oo Somaliland Booqday

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Norway oo ay weheliyaan saraakiil kale ayaa maanta Hargeysa kula kulmay Madaxweynaha Siilaanyo

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Norway oo uu weheliyo danjiraha dalke Norway ee Kenyae ayaa maanta booqday Somaliland, magaalada Hargeysana kula kulmay Madaxweynaha Axmed Maxamed Siilaanyo iyo xukuumaddiisa.