Kadib weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay xubin ka tirsan ururka al-Shabaab la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dalwadda, oo ku sugnaa Kuliyadda Jaalle Siyaad, waxaa su’aalo la iska weydiinayaa sida uu ku dhacay?
Saraakiil kuwa amniga ah ayaa VOA u xaqiijiyey in saraakiil loo xiray weerarkan, su’aalo la weydiinayo. Saraakiisha la xiray waxaa ku jira Gaashaanle Sare.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Saraakiil loo xiray qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad