Saddex qof oo ku dhintay daadad kusoo rogmaday degmada Arabsiyo
Hargeysa —
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in saddex nin ay xalay ku geeriyootay Dooxaada Huluug ee degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiilay.
Raggani ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen kaddib marki baabuur ay la socdeen uu daad qaaday.
Warkan waxa Hargeysa ka oo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Saddex qof oo ku dhintay daadad kusoo rogmaday degmada Arabsiyo