Saciid Kahliif Cali iyo Khadra Cumar Dhuulle oo Muqdisho lagu aasay

Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wada aasay laba fannaan oo caan ahaa kuwaas oo lagu kala magacaabi jiray Saciid Kahliif Cali iyo Khadra Cumar Dhuulle.

Saciid ayaa isbuuc kahor ku geeriyooday Jarmalka, halka ay Khadra Cumar ay xalay ku dhimatay Muqdisho. Aaska labadan fannaan waxaa warbixin ku saabsan Muqdisho inooga soo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Laba fannaan oo Muqdisho lagu aasay ).m4a