Saameynta Maskaxeed ee Dagaalada Q.5aad

  • Mohamed Olad

Saameynta Maskaxeed ee Dagaalada Q.5aad

Barnaamijkan wuxuu ugu dambeeyaa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsanaa saameynta maskaxeed ee dagaalada Soomaaliya.

Barnaamijkan wuxuu ugu dambeeyaa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsanaa saameynta maskaxeed ee ay reebeen dagaalada Soomaaliya.

Dr. Cumar Cilmi Diixood oo ku takhasusay Cilmi Nafsiga ayaa sharaxaad ka bixinaya saameynta ay dagaaladu ku reebaan maskaxda dadka.