R/W Raila Odinga oo Garrisa Booqday

R/W Raila Odinga oo Garrisa Booqday

R/W Raila Odinga oo Garrisa Booqday

Ra'iisal Wasaaraha Kenya, Raila Odinga iyo xubno sar-sare oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa qiimeynaya abaaraha gobolka ka taagan

Ra'iisal Wasaaraha Kenya, Raila Odinga iyo xubno sar-sare oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa qiimeyn u jooga abaaraha gobolka ay Soomaalidu degto ee Woqooyin-bari, Kenya ka taagan.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa inoo soo diray wariyaha VOAda ee Woqooyi-bari, Kenya, Maxamed Faarax Shire.