RW Gaas oo Rajo ka Muujiyay Ansixinta Dastuurka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof.Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in la ansixin doono dastuurka cusub oo ay nuqulkiisii ugu dambeeyey dhammaystireen guddiga dastuurka. C/weli Wuxuu sheegay inay wadaan xulidda odoyaashii soo xulan lahaa ergadii ansixin lahayd dastuurka qabyo-qoraalka ah, waxaana uu rajo ka muujiyay inuu kalsooni ku qabo ansixinta dastuurta.Ra'iisal wasaaraha ayaa waxaa magaalada Muqdisho kulan kulantay wariyaha VOA ee Muqdishu Seynab Abuukar.

Wareysiga oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.