RW Gaas oo ka Hadlay Qabsashada Afgooye

Ra'iisal Wasaaraha DKMG ee Somalia, Cabdiwali M Cali ayaa isaga oo Djibouti jooga VOA u sheegay inuu ku faraxsan yahay qabsasahda Afgoye.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.