Cabdiweli Max'ed Gaas ayaa maanta booqday cisbitaalka Madiino ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay qaraxii arbacadii ka dhacay magaalada Muqdisho.
R/W Gaas oo Booqday Dhaawacyada Qaraxii Muqdisho