RW Gaas oo Baaq Nabadeed ka Diray Dirirta Mudug

RW Gaas oo Baaq Nabadeed ka Diray Dirirta Mudug

Ra'iisal Wasaare Cabdiwali M. Cali-Gaas ayaa sheegay in xukuumadiisu ay diyaar u tahay inay gurmad caafimaad u dirto dadka waxa ku noqday dagaalada ka jira gobolka Mudug

Ra'iisal Wasaaraha Somalia Dr. Cabdiwali M. Cali ayaa baaq nabadeed maanta u jeediyey dhinacyada ku dagaalamaya qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dagaaladaas ayaa geestay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Warka oo dhameys tiran qeybta hoose ka dhageyso.