Roobab ka da'ay Kismaayo oo waxyeello gaarsiiyey boqolaal guri

Roobab xooggan oo ka da’ay magaalada Kismaayo ayaa waxyeello soo gaadhsiiyey guryo ka badan 400, sidoo kalena waxay saamayn ku yeesheen dadka danyarta ah.

Maamulka dawladda Hoose ee Kismaayo ayaa digniino horleh ka soo saaray roobabkaasi, sida uu ku soo warramayo weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Roobab ka da'ay Kismaayo oo waxyeello gaarsiiyey boqolaal guri