Ra'iisul Wasaare Xamza oo si kulul u dhaliilay Puntland
Xamza Cabdi Barre
Muqdisho —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa hadal uu xalay ka jeediyay magaalada Muqdisho ku dhaliilay Dowlad-goboleedka Puntland, in aysan door muuqda ka ciyaareyn hannaanka dowlad-dhiska Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka digay in deyn-cafiska Soomaaliya ee Bulshada Caalamka ay halis ku jirto haddii aysan Puntland arrintan kala shaqeyn Dowladda Soomaaliya.
Warbixintan Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da Cabdicasis Axmed Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5
Ra'iisul Wasaare Xamza oo si kulul u dhaliilay Puntland