Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ka hadlayey shirka Machadka Daraasaadka Siyaasadda Heritage oo ka socda Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda musuq-maasuqa ee Soomaaliya oo uu sheegay in Soomaaliya ay meelaha ugu liita ay kaga jirto adduunka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale ku baaqay dulqaad marka ay noqoto hawsha wax ka beddelka dastuurka dalka, oo hadda baarlamanka u uku wado dib u eegis.
Warbixintan soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Ra'iisul Wasaare Xamza oo ka hadlay musuq-maasuqa Soomaaliya