Jabuuti —
Rai’sal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre aya maanta booqasho ku tegay dalka Jabuuti, waana tii ugu horraysay ee uu waddankaas ku tago tan iyo marki loo magacaabey xilka rai’sal wasaaraha Soomaaliya.
Booqashadan rai’sal wasaaraha Soomaaliya ayaa h booqasho hawleed oo qaadan doonta 48 saacaddood.
Weriyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Ra'iisul Wasaare Xamza oo booqasho ku tegay Jabuuti