R/W Xamza oo shacabka Jubaland ugu baaqay dagaalka Al-Shabaab

Xamza

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo malmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa dadka reer Jubbaland ku boorriyay inay ka qeybqaataan dagaalka ka dhanka Al-Shabaab.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhinaca kale daahfuray barnaamijyo wax loogu qabanayo dadka ay saameynta ku yeesheen fatahaadaha dalka ka dhacay.

Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

R/W Xamza oo shacabka Jubaland ugu baaqay dagaalka Al-Shabaab