Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku ammaanay Daladda Waxbarashada FPENS ee xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, doorka ay kasoo ciyaartay horumarinta tacliinta Soomaaliya.
Daladdaan oo ay ku mideysanyihiin inta badan iskuullada waxbarashada Soomaaliya, ayaa u dabaal dagtay sannad-guuradi 25-aad ee kasoo wareegtay marki la aas-aasay.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Ra'iisul Wasaare Xamza oo bogaadiyey doorka Fpens ee waxbarashada Soomaaliya