Qurbo-joog iskuul cusub ka hirgeliyey deegaanka Qabno ee Hiiraan

Hiiraan

Hiiraan

Qurba joogta degaanka oo kaashanaya kuwa gudaha ku nool ayaa ku guuleystay dhismaha Iskuul saddex qol ka kooban oo laga yagleelay degaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan.

Weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray dhismaha iskuulkaas iyo dareenka dadka degaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Qurbo-joog iskuul cusub ka hirgeliyey deegaanka Qabno ee Hiiraan