Qorshe u samaynta magaalooyinka Koonfur Galbeed oo laga shiray

Baydhaba

Kulan ay ka qayb-galeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulada degmooyinka iyo gobollada ee Koonfur Galbeed ayaa looga hadlayay qorshe-u-samaynta magaalooyinka.

Kulankan oo ka dhacay Baydhaba waxaa warbixintan kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Qorshe u samaynta magaalooyinka Koonfur Galbeed oo laga shiray