Qoor Qoor oo sheegay in Al-Shabaab ay billaabeen inay beelaha isku diraan

Qoor Qoor

Madaxweynaha maamulka Galmudug ee Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sheegay in argagixisadu mudooyinkii danbe ku hawlanaayeen inay reeraha isku diraan, si ay u fushadaan danahooda.

Hadalkan madaxweyne Qoor Qoor ayaa soo baxaya xilli deegaano ka mid ah Galmudug uu ka socdo dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, dagaalkaas oo ay qeyb ka yihiin shacab is-abaabulay.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa Gaalkacayo nooga soo diray wariyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Qoor Qoor oo sheegay in Al-Shabaab ay billaabeen inay reeraha isku diraan