Qodobo laga soo saaray shirka Madasha Dhaqalaha Somaliland

Madasha Dhaqaalaha Somaliland

Waxaa shalay magaalada Hargeysa lagu soo gebo gebeeyey shirweynaha madasha dhaqalaha Somaliland, iyadoo laga soo saaray 8 qodob.

Qodobadaas waxaa ka mid ah in dhaqalaaha Somaliland loo beedelo mid ku fadhiya adeeg bixin iyo in dib loo eego waxbarashada lana dhiiri galiyo farsamada gacanta.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Qodobo laga soo saaray shirka Madasha Dhaqalaha Somaliland