QM oo sheegtay inay kordheen dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya

Warbixin uu soo saaray xafiiska Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaaiyay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha Soomaaliya.

Warbixinta ayaa shaaca ka qaadday in dagaallada iyo fatahaadaha ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya ay barakiciyeen in ka badan 88 kun oo qof saddexdii bilood ee u horeeyay sanadkan 2024-ka.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

QM oo sheegtay inay kordheen dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya