Qeyla-dhaanta Abaarta oo sii Kordheysa

Qeyla-dhaanta Abaarta oo sii Kordheysa

Warbaahinta dunida ayaa soo bandhigaya muuqaalo tusaya dadka ay saameeyeen abaaraha iyo macluusha ay Q. Midoobay dhawaan ku dhawaaqday

Warbaahinta dunida ayaa soo bandhigaya muuqaalo tusaya dadka ay saameeyeen abaaraha iyo macaluusha ay Qaramada Midoobay dhawaan ku dhawaaqday.

Waxa kale oo wali aad u qaxaya dadka Soomaalida ah ee ka baracaya koonfurta una gudbaya dhinaca xadka Kenya.

Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.