Abdi Nageeye waa oradyahan u orda dalka Holland balse asalkiisu Soomaali yahay, waxa uu hore ugu guulaystay billada qalinka ah ee ciyaarihii Olympikada-ka aduunka ee sanadkii 2020 lagu qabtay magaalada Tokyo ee dalka Japan.
Sidoo kale waxa uu bishan markii labaad dhigay diiwaan ama record cusub oo ah tartarnka Rotterdam Marathon ee dalkaasi Holland.