Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacantay markii miino waddada la dhigay ay ku qaraxday degmada Wadajir
Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacantay markii miino waddada la dhigay ay ku qaraxday degmada Wadajir.
War iyo wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.