Qarax lala eegtay ciidamada oo ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa galabta ka dhacay qarax lala eegtay baabuur ay lahaayeen ciidamada ilaalada waddooyinka sida ay sheegeen goobjoogayaal.

Qaraxaas oo ka dhacay degmada Waaberi waxaa faahfaahin ku saabsan inoo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax lala eegtay ciidamada oo ka dhacay Muqdisho