Qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso

Boosaaso

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku iskugu yimaadaan.

Maalintii Axaddii ayey ahayd markii mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Boosaaso ay ku dhowaaqeen tallaabooyin ay ku adkaynayaan amniga magaalada, gaar ahaan goobaha ganacsiga.

Faahfaahinta ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay weriyahayaga Yuusuf Maxamuud.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso