Qarax ay shacab ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Sh/Hoose

Qarax dad shacab ah ay ku dhinteen ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Shalaaanbood iyo degmada Qoryooley ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Wariyaheena Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax ay shacab ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Sh/Hoose