Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii hore magaalada Addis Ababa ku gaareen Itoobiya iyo Somaliland.
Warbixintan waxaa soo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah xildhibaanada Somaliland oo ka horyimid is-afgaradka Itoobiya