Qaar ka mid ah shaqaalaha garoonka Aadan Cadde oo shaqo joojin sameeyey

Shaqaalaha qeybta amniga shirkadda maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa maanta shaqa joojin sameeyey, iyagoo ka cabayana qaabka ay shirkiadda ula dhaqanto.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah shaqaalaha garoonka Aadan Cadde oo shaqo joojin sameeyey