Qaar ka mid ah ganacsatada suuqa Waaheen oo ka hadlay khasaaraha gaaray

Suuqa Waaheen ee gubtay

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya baaxadda khasaaraha uu gaystay dabkii fiidnimadii Jimacaha qabsaday suuqa magaalada Hargaysa ee Waaheen kaasi oo baabi’iyey kumanaan goobood oo ganacsi.

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaan weli rasmi ahaan u shaacin sababta kicisay dabkaasi.

Weriyahayaga Khadar Maxamed Cakulle ayaa booqday suuqa, waxaana uu la kulmay qaar ka mid ah dadkii hantidoodu ku basbeeshay dabkaas, wuxuuna soo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah ganacsatada suuqa Waaheen oo ka hadlay khasaaraha gaaray