Qaar ka mid ah dadkii lagu xir xiray Boorama oo lasii daayey

Boorama

Maamulka gobolka Awadal ee Somaliland ayaa maanta sii daayey dad xirnaa muddo 20 maalmood ah, kuwaas oo lagu soo xiray dibadbaxyo ka dhacay magaalada.

Dadkan ayaa ka mid ahaa 66 qof oo horaantii bishan May loo xiray dibad-baxyo ka dhacay magaalada Boorama. Dadka weli xiran ayaa la sheegay in maxkamad lasoo taagi doono.

Faahfaahinta warkan waxaa Boorama kasoo diray Haashim Sheekh Cumar Goth.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah dadkii lagu xir xiray Boorama oo lasii daayey