Baydhaba —
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa tababar loogu soo gaba-gabeeyay Dugsiga tababarka ciidanka Asluubta ee magaalada Baydhabo.
Faahfaahinta warkaan waxaa noo soo diray Muqtaar Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah ciidamada Koonfur Galbeed oo tababar loo soo xiray