Buundooyinka Gobalka Hiiraan ayaa waxaa saameyn weyn ku yeeshay fatahaaddii Wabiga Shabelle uu halkaas ka sameeyey.
Buundooyinka qaar sida mida Jalalaqsi ayaa laga cabsi qabaa in ay go’do, halka kuwa Baledweyne dadka degan xaafadaha ay ku yaalaan ay si is-xilqaan ah ku hagaajinayaan.
Warbixintan ku soo diray wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah buundooyinka Hiiraan oo laga cabsi qabo inay go'aan