Q-3aad Barnaamij ku Saabsan Cudurada Faafa

  • Abdulaziz Osman
Qeybtan 3aad ee barnaamijjkan gaarka ee maanta waxan kaga hadlaynaa cudurrada TB-da iyo Cagaarshowga

Qeybtan 3aad ee barnaamijjkan gaarka ee maanta waxan kaga hadlaynaa cudurrada TB-da iyo Hepatitas B iyo C.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.