Puntland: Sidee looga falceliyey shirka uu iclaamiyey Deni?

Saciid Deni

Saciid Deni

Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay gogol wadahadal ee lagu lafa guri doono arrimaha Soomaaliya, taasi oo Puntland dhigtay laakiin ay dowladda federaalka hogaamin doonto.

Tallaabadan ayaa waxaa u riyaaqay qaar kamid ah aqonyahanada iyo siyaasiyiinta oo ku sugan magaalada Garoowe kuwaas oo soo dhaweeyey shirka.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac oo Garoowe kula kulantay ayay u warrameen iyagoo muujinaya sida ay u arkaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland: Sidee looga falceliyey shirka uu iclaamiyey Deni?