Puntland oo Mar kale Dastuurka Welwel ka Muujisay

Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay in dib loogu noqdo lona qoro qabyo-qoraalka dastuurka Soomaaliya, iyadoo wasiir ka tirsan Puntland uu ku eedeeyey guddiga madaxbannaan ee dastuurka inay damacsan yihiin tallaabadaas.

War arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.