Puntland oo ka laabaneysa heshiiskii P&O ee dekedda Boosaaso

Axmed Yaasiin Saalax

Axmed Yaasiin Saalax

Maamulka Puntland ayaa ogolaaday in dib looga laabto heshiiskii hore ee lagu ballaarinayey dekedda magaaladda Boosaaso ee shirkada P&O loola galay.

Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan waxay waraysi kala yeelatay wasiirka dekeddaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo ka laabaneysa heshiiskii P&O ee dekedda Boosaaso