Puntland oo ka jawaabtay go'aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya

Maxamuud Caydiid

Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay go’aanka ay maanta soo saartay dowladda Federalka ee Soomaaliya ee lagu xirayo Qunsuliyadda Ethiopia ee Puntland.

Falastiin Axmed Imaan ayaa goor dhow khadka taleefanka ku wareysatay Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo ka jawaabtay go'aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya