Puntland oo faah-faahin ka bixisay xaaladda Markab lasoo afduubtay

MV Ruen

Mas’uuliyiinta Puntland ayaa faah-faahin ka bixiyey xaaladda Markab ay afduubeen dablay lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed toddobaadkii hore.

Markabka la afduubay oo lagu magaaacbo Ruen, ayaa wasiirka dekadaha iyo la-dgaalanka dambiyadaa badda Puntlanad Axmed Yaasiin Saalax, waxaa uu VOA u sheegay in saaka laga dejiyey nin ka mid ah shaqaalaha oo ku dhaawacmay weerarkii markabka lagu qabsaday.

Wariyaha VOA-da Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa wasiirka khadka taleefonka ku waraysatay isaga oo ku sugan magaalada Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo faah-faahin ka bixisay xaaladda Markab lasoo afduubtay