Maamulka Puntland ayaa mideeyey siyaasadaha waxbarashada ee dhamaan dugsiyada waxbarashada ee maamulka hoos yimaadda
Maamulka Puntland ayaa mideeyey siyaasadaha waxbarashada ee dhamaan dugsiyada waxbarashada ee maamulka hoos yimaadda. Wasiirka Waxbarashada, Abdi Juxa ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku sheegay mideynta man-hajka iyo siyaasadaha ku aadan waxbarashada dhamaan heerarka waxbarashada
Wareysi arrrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.