Guud ahaan deegaannada Puntland ayaa waxaa ka socda imtixaanaka shahaadiga ah ee ardayda ka baxaysa fasalada dhexe iyo sare kaasi oo ay u fariisteen araday ka badan labaatan kun.
Wasiirka waxbarashada Puntland Fu’aad Abshir Axmed ayaa faahfaahinta imtixaanka ardayda galaysa iyo habka uu u socdo uga warramay weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Puntland: In ka badan 20,000 oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga